Live Classes
Kusoo dhowoow Mubaarak live Classes, qaybtaan waxaad kahelaysa classes la xaadirayo.
Classes ka aan bixino
–Ku soo dhawoow Mubaarak Oo ku diyaarisay Casharo live Classes-ah–
Live Classes waa casharo aan ugu talo galnay ardayda dugisiga hoose ama waxabarashada bilaabaya sida xadaanada kuwaas oo jooga dalka iyo dibada,
waxaad kahelaysaa casharada sida:
1: Barashada Quraanka kariim ka ah iyo Tajwiidka
2: Barashada Af-Soomali ga
3: Barashada Hingaada Carabiga
4: Barashada Dhaqanka soomalida
4: Sheeko Xariiroyin si aan garaadka ilmaha yar u kobcino annagoo u marayna dhaqanka soomalida
waxaana ku bixin doona Live(Macalinka ayaa usoo fariisanaya shaashada, Zoom)
Hadaba Ardayd walba oo raba class live kaan inuu qaato diyaar-na u yahay fadlan nagala soo xidhiidh numberka +252907723851
+252907456 869
ama WhatsApp adoo taabanaaya Button ka whatsapp-ka qaybta hoose.
hadii kale is diwaan gali”
